{"id":12570,"date":"2021-02-01T13:06:31","date_gmt":"2021-02-01T12:06:31","guid":{"rendered":"http:\/\/nkvts.webforslag.com\/utsatt-somali\/maxay-tahay-adeegyada-ilaalinta-ee-duqaydu-khadka-caawimada-qaranka\/"},"modified":"2021-03-08T10:34:57","modified_gmt":"2021-03-08T09:34:57","slug":"maxay-tahay-adeegyada-ilaalinta-ee-duqaydu-khadka-caawimada-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dinutvei.to-dev01.dekodes.no\/so\/af-soomaali\/maxay-tahay-adeegyada-ilaalinta-ee-duqaydu-khadka-caawimada-qaranka\/","title":{"rendered":"Waa maxay Adeegyada Illaalada ee Waayeelka \u2013 Qadka caawinta Qarankaanka?"},"content":{"rendered":"<div class=\"wpb-content-wrapper\"><p>[vc_row][vc_column][vc_column_text]Qof walba oo ka weyn 62 sanno jir ee ku dhacday xadgudub wuxuu wici karaa <a href=\"http:\/\/www.vernforeldre.no\/\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">Adeegyada Illaalada ee Waayeelka<\/a> si u helo tallo, hagid iyo caawin. Qaraabada, shaqaalaha gollaha deegaanka ama kooxyo kale ayaa kula soo xiriiri karo haddii ay ka walaacsanyihiin ama ay hayaan warbixin ku saabsan xadgudubka ku aadan dadka waayeelka ah. Adeega waa bilaash.<\/p>\n<p>Waxaad heleysaa shaqaalaha xirfadlaha ee ka shaqeynayo Adeegyada Illaalada ee Waayeelka, oo hayo waqti kugu dhageysto. Waxay garanayaan oo fahamsanyihiin waxa ku lugleh eerarka iyo xadgudubka ku aadan dadka waayeelka.<\/p>\n<p>Waxaad ahaan kartaa qarsoodi, tusaale ahaan, looma baahno inaad bixisid magacaaga markii aad la xiriirtid xarunta. Shaqaalaha waxay leeyihiin waajibaadka qarsoodiga oo sidaas darteed waa laga illaaliyaa la wadaagida warbixin walba ee adiga kugu saabsan dadka kale iyada oo aan jirin ogolaanshahaaga hore illaa ay jiraan halis dhow oo in qof la waxyeelo.<\/p>\n<p>Adeegyada Illaalada ee Waayeelka waxay bixin karaan turjubaan markii ay muhiim tahay.<\/p>\n<p>Adeega waxaa maalgeliya Agaasinka Caafimaadka Noorweeyaanka.<\/p>\n<p>Websaydka Adeegyada Illaalada ee Waayeelka wuxuu wataa warbixin, qoraalo iyo barnaamijka tababarka onleenka.<\/p>\n<h2>Xiriirka<\/h2>\n<p>Qadka caawinta Qaranka <a href=\"tel: 80030196\"><strong>800 30 196<\/strong><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.vernforeldre.no\/\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">Websaydka Adeegyada Illaalada ee Waayeelka<\/a>.[\/vc_column_text][\/vc_column][\/vc_row]<\/p>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Haddii ay ku dhacdo rabshad, kufsi ama qaabab kale ee xadgudubka galmada, ama haddii aad halis ugu jirtid inay kugu dhacdo xadgudub, waxaad soo wici kartaa Adeegyada Illaalada ee Waayeelka. Waxaad ku heli kartaa tallo iyo hagid dhinaca taleefonka.<\/p>\n","protected":false},"author":18,"featured_media":25384,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_acf_changed":false,"_relevanssi_hide_post":"","_relevanssi_hide_content":"","_relevanssi_pin_for_all":"","_relevanssi_pin_keywords":"","_relevanssi_unpin_keywords":"","_relevanssi_related_keywords":"","_relevanssi_related_include_ids":"","_relevanssi_related_exclude_ids":"","_relevanssi_related_no_append":"","_relevanssi_related_not_related":"","_relevanssi_related_posts":"","_relevanssi_noindex_reason":"","footnotes":""},"categories":[984,2152,2093],"tags":[],"class_list":["post-12570","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-af-soomaali","category-dhibanaha","category-hjelp-utsatt"],"acf":{"visskjul_tittel":"Skjul tittel","visskjul_breadcrumb":"Vis br\u00f8dsmule","wizard_tittel":""},"rank_math_description":"","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dinutvei.to-dev01.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12570","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dinutvei.to-dev01.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dinutvei.to-dev01.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.to-dev01.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/18"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.to-dev01.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12570"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/dinutvei.to-dev01.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12570\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24267,"href":"https:\/\/dinutvei.to-dev01.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12570\/revisions\/24267"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.to-dev01.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25384"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dinutvei.to-dev01.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12570"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.to-dev01.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12570"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dinutvei.to-dev01.dekodes.no\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12570"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}