Miyaa la kulmeysaa dhibaatooyinka lamaane rabshoole ah, miyaad la kulantay xadgudub, ama aad la kulmeysaa nooc walba oo rabshada qoyska ah? Miyaad isku dayaysaa inaad ka heshiisid waaya aragnimada dhacday waqti ka hor? Ama ma ka cabsaneysaa in laguugu qasbo guur? Malaha waxaad tahay qaraabo qof la kulmayo rabshad ama xadgudub?
Kala hadal GP (Dhaqtarkaaga Guud) wax ku saabsan rabashada iyo xadgudubka
